Nice try, Agameee Zack. Btw No Somali calls himself “Zack”Zack wrote: ↑05 Jun 2023, 09:43Fed_Up wrote: ↑05 Jun 2023, 09:21ma jiro gabi ahaanba SOOMAALI madashan. Ha dhididin ragga agameee yar. fiiri xitaa af-soomaali baan qori karaa. miyey iga dhigaysaa soomaali? haba yaraatee.Zack wrote: ↑05 Jun 2023, 08:18wadankoodu wa baabaa oo wa run oo way ka wada carareen , badankoodu waxay halkan ka amaanan afewerqi oo waxay leeyihin wa madaxweyne fiican laakin run ahaanti way ka so horjeedan oo way og yihin inu cabudhiyey. oo u si xun u galay , dhamantood askar bu ka dhigtay 10 centi bu siiya askari kasta bishi. Nolol maha. Laakin waxay doonayaan inay iska giijiyaan ilmaadeeradood oo tigray ah oo ay hada col yihin. Laakin wa run dhuusadoooda iyo faankooda naga batay.
Dr Zackovich
Google translate can translate for u but it cant teach u grammer and proper sentences
when one is using there are no Somalis here
one writes .. Meeshan Somali ma joogaan. u cant u use majiro because it doesnt make sense. because when one uses majiro he is refering to a thing or on object and not a person. Just a lesson one on one in Somali
ha dhiddin is correct then after that may iga dhigaysa Somali, is good but u cant write haba yaraate after that , u write before it before or not at all
Dr. Zackovich
Dr my arse.