Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 05 Jun 2023, 10:11

Zack wrote:
05 Jun 2023, 09:43
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 09:21
Zack wrote:
05 Jun 2023, 08:18
wadankoodu wa baabaa oo wa run oo way ka wada carareen , badankoodu waxay halkan ka amaanan afewerqi oo waxay leeyihin wa madaxweyne fiican laakin run ahaanti way ka so horjeedan oo way og yihin inu cabudhiyey. oo u si xun u galay , dhamantood askar bu ka dhigtay 10 centi bu siiya askari kasta bishi. Nolol maha. Laakin waxay doonayaan inay iska giijiyaan ilmaadeeradood oo tigray ah oo ay hada col yihin. Laakin wa run dhuusadoooda iyo faankooda naga batay.

Dr Zackovich
ma jiro gabi ahaanba SOOMAALI madashan. Ha dhididin ragga agameee yar. fiiri xitaa af-soomaali baan qori karaa. miyey iga dhigaysaa soomaali? haba yaraatee.

Google translate can translate for u but it cant teach u grammer and proper sentences

when one is using there are no Somalis here
one writes .. Meeshan Somali ma joogaan. u cant u use majiro because it doesnt make sense. because when one uses majiro he is refering to a thing or on object and not a person. Just a lesson one on one in Somali

ha dhiddin is correct then after that may iga dhigaysa Somali, is good but u cant write haba yaraate after that , u write before it before or not at all

Dr. Zackovich
Nice try, Agameee Zack. Btw No Somali calls himself “Zack” :lol: :lol: :lol:

Dr my arse. :oops:

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 05 Jun 2023, 10:34

And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich

Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 05 Jun 2023, 10:47

Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 05 Jun 2023, 11:34

Nonsense Zackariya is a koranic name and its a name Somalis give to their childeren and Zakariya is a short for Zack thats all.. its like me saying u cant be called fed up because ur a skinny Amhara skeleton. its impossible to be called that as an Amhara habesha Ethiopian. Since they dont get fed .

Muslims is not a nation every Muslim nation is diffferent Muslims are not monolithic group.. For Example Somalis called the name Zackariya , Sekereiye and Morroccons Zakaariya . Both Muslims and this is a fact.
But hey i am not here to proof anything to u feel free to believe what ever u want

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 05 Jun 2023, 12:35

Zack wrote:
05 Jun 2023, 09:39
wa run Somalida maba kala yaqanan xabashida sidoodaba, mida kale waxay moodayaan in ay Somalidu jecelyihin sababtoo ah xiligi ay jabhada ahayayeen bay somalia tageertay, iyaga taas bay u qateen in la jecelyahay. balse tigrayga iyo gaala madowdaba wala tageeray. waxay ahayd arin siyaasadeed ma daama somalia iyo itoobiya is hayeen, wa waxay somalia marka jabhadihi ereteria iyo tigray ay u tageeereen. Laakin saaxibtinimo jacayl maha. Mida kale somalidi xabashida makala jecla iyaga iyo oromodu wa isku mid. badanka ereterinya muslinkoodu wa dad wanaagsan halkan laakin waxa ka buuxa wa ku masiixiyinta oo badankoodu itoobiya ku so koreen xiya ereteriya kumay korin.

Dr Zackovich

Waa runtaa 100%. Intii dowladdii dhexe ay burburtay ee dagaal sokeeye uu ku habsaday Soomaaliya ee la qaxay ayayba Soomaalidu maqashay Tigree, Oromo, TPLF etc. Intii waqtigaa ka horeysay, iyagoo dhami waxay noo wada ahaayeen oo aan u niqiiney Amxaaro, xittaa ma aynaan u aqoon xabashi. Waa runtaa Soomaalidu wali ma kala taqaan dadkan, iska daa fikirkooda iyo dhaqankooda.

Ta kale, sidaad adiguba si fiican u fasirtay, taageeradii Siyad Barre uu Tigree iyo Eritreeyaan u fidiyey ma ahayn jaceyl laba geesood ah, ee sidaad adiguba tiri, wuxuu ku saleysnaa oo kaliya siyaasad.

Anigan kula hadlaya wallaaney innaba ha yaraatee ii kala duwaneyn. Xittaa Reer Jabuuti oo Soomaalida kale ka yaqaan dadkan, uma kala duwana.

Tan Abysinialady isugu yeerta, waa nacas la kordhobay (ma taqaannaa la kordhobay). Waa Canfar. Dhowr sano ka hor, Soomaalidey habeen iyo maalin cayn jirtay. markey ka daashana, Oromaday intaa oran jirtey waa in lagu celiyaa Madagascar. Balse intii mid innaga ah uu ku qabtay, waa tan intaa Soomaaliya ka hadashoo xittaa is moodaysa inay adiga iyo aniga naga Soomaalisan tahay. War xittaa haddaad u hiiliso, wey ku caayi Ma maqli jiter, "Doqon looma hiiliyo"!

Caraa ka buuxda, ileyn waddan ay cafari leedahay ma jiro, iyo midey hogaamiso toona. Danaakil ayey cusbo/milix awr ku rarayaan oo ay qoraxi ku leysay.

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 05 Jun 2023, 12:57

Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Little retard,

You've no substance about you so you question why he's called Zack, or claim that's he's not Muslim!

Brains aren’t everything, but in your case, they’re nothing! If ignorance is bliss, you must be the happiest person on the planet.

i wonder how much of a refund would you expect on your head, since it’s empty?

Trust me, the people who tolerate you with such a serious ignorance on a daily basis are the real heroes!

kerenite
Member
Posts: 4441
Joined: 16 Nov 2013, 13:15

Re: Eritrean Airforce

Post by kerenite » 05 Jun 2023, 13:02

Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin
Fendadaw,

Don't make yourself a laughingstock. If I were you, I would stay out from this forum for sometime.

How is Beletu? Is she OK? Beletu reminds me of a good old song which goes:

Kebede... Hoy.. Kebiye shomonmonaye

Mamite... Hoy.. Mamite balebete

Alanchi manalegn mamite balebete...mamite balebete.

Let's update the song:

Beletu hoy beletuye shemonmanaye..

Kereniye hoy... Kereniye shomonmanaye.

Beletu sings further,

Kereniye.. Kereniye... Shomonmanaye

Inye lante sil fendadaw zegiche betam desblognal kesu megelagelye. Kerniye... Kereniye... Shomonmanaye.

Kerenu responds:

Ke fendadaw megelagelish betam desblognal.... Inye igonish alehu ayzosh beletu..... beletuye shomonmanaye.

Lidgemew because it is important....

Beletu hoy beletuye shemonmanaye...indiya.... Indiya bey.... Asheshe... Asheshe

Konjo zefenu izih aleQe.

P. S. fendadaw, so with the help of Google, you want to look as a somali. Shame on you first learn your mother tongue tigrigna.

Stop this tir ilka ukuyale or kravatta. Alekhu malet! DiQala amharay.
Last edited by kerenite on 05 Jun 2023, 13:13, edited 1 time in total.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 05 Jun 2023, 13:08

Somaliman wa macquul tan Abyssinia lady ay tahay canfarta , sababta oo ah barigan anigu webstige aan akhriye jiray maanse wax ku qori jirin laakin waan akhriyi jiray waxay la bixi jirtay boqoroda oroma. wax saas ah. Akhiroteynki Somaliday amaani jirtay marki dambe , Oromada na marki hore way caay jirtay , canfar inay tahay macquul sababto ah waxay ka shaqeynaysa mar walba sidi canfarta dal u gaar ah heli lahayeen. Lugu gaabta eretereiyaanka ayay ku shiidayasa had iyo goor ale.

Mide kale wa run Somalida Somalia wa isugu mid xabashidu oo lama kala qaado oo wa wada amxaaro , anaga reer jabuuti iyo diridhabe babab kala yaqaana oromada iyo amaxaarada iyo tigraygu inay yihin qawmiyado is diidan. hadana imika wixi mala dagaalki sookeeye ka dambeyee aya ba la so baranaya lugu gaabta ereteriaankuna kama duwana. iyagu ba asxaan inoomay fiidin marki itoobiya ka dhex dagaaalamaysey xamar waxay la safteen maxakiimta markidambena ashabaab , maha wanaag ama inay muslim jecelyihin laakin waxay ahayd. oo kaliya inay ka hortagaan ilmadeeradood meles zenawi iyo kooxdisa .. Marka inay ina beerlaxsadan waba qalad. Adiga imika way kugu kacsanyihin sababto ah sanabkay cabuudaan eeh afewerqi baad dhowr jeer maagtay ahah.

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 05 Jun 2023, 13:38

Zack wrote:
05 Jun 2023, 13:08

Soomaalideena, wxaa inagu jira kuwa daciif ah, oo intay arkaan Oromo muslin ah, kuba leh wxaynu nahay walaalo, oo xittaa ma aha walaal diimeed.

Waa runtaa, Afewerki Soomaali ixsaan uu u sameeyey ma jiro, dantiisa ayuu ku watay, ilaa iyo haddadaa. Sidaad tiriba, wuxuu u taageerayey wasakhdii maxaakiimta iyo kilaabtan Al- shayaadiin wuxuu kula loolamayey ina adeerkii Meles zenawi.

Wxaan ka hadlayaa dhowr iyo toban sano ka hor markey Soomaalida cayn jirtay oo aan anna nafta u keenay, ilaa ay bannaanka isa soo dhigtay. Ilaa 10 sano ayey ku nooleyd Jabuuti. Aniga iyo iyadu ilaa 20 sano ayeynu member ka nahay forumkan inkastoo 10 sano aan ka maqnaa oo aanan xittaa akhrin jirin. Waagii hore wuu fiicnaa oo xittaa amxaaro badan oo wax baratay, oo ay ku jireen dhakhaatiir, ayaa wax ku qori jirey oo ku doodi jirey.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 05 Jun 2023, 15:42

Horta somalida wa run oo nacaska ku badan itoobiya sideedaba wa cadawgeena hadana oromodu way ka si xagjiraan sababto ah Dhul somali leedahay bay sheeganayan xabashida sida kale baynu isku hayna siyaad iyo go itaan iyo waxaas laakin oromadu dhulkeenay rabban iskada itoobiya gudeheeda iyo kilinka jamhuuriyadi somalida bay sheeganayan berbera iyo bosaso way sheegenayaan. Marka iyaga wa in laga taxadira laga feejignada .
Anigu waan la yaaba qofka somaliga eeh gaala madowda so dhaweysta wax kushitic la yidha bay kula imanaya oo been ah xita oromadu wadda Muslim maha Marka in muslim nimo lugu so daweye baba qalad ah. Masuuliyinta kilinka imika sidi hore way so dhamaan oo wax bay so Fahmayaan hada

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 05 Jun 2023, 16:05

Zack wrote:
05 Jun 2023, 15:42

Waa runtaa, oo Oromadu waxay xittaa yiraahdaan Muqdisho waa magac oromo iyo waa dhul Oromo.

Waa runtaa cushitic iyo khuraafaadkaasey kuula imanayaan.

Mustafa Maxamad (Cagjar) wuu dhaamaa 100% ma aha kaliya kuwii ka horeeyey ee kililka, ee xittaa wasakhdan Soomaaliya horboodeysa ilaa iyo dhictaankii dowladdii dhexe, ha noqdaan kuwa Xamar ama kuwa maamul goboleedyada, dhamaantood wuu wda dhaamaa.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 06 Jun 2023, 03:52

Oroomada waliga iska ilaali wa adoon u shaqeysa amxaarada waligood ba cidda kaliya ku shaqeysata wa amxaarada. qabiilo dhan oo oromo ah ayaa amxaaro sheegta oo wa kuwa addis ababa iy wollo ku nool wa gaali caadi orthodox

Mustage cagjar wuxu kaga duwanyahay kuwi hore wa nin wax bartay oo aqoonyahan ah wa nin jamaacaad ka baxay , itooobiya dhaqankeeda iyo siyasadeeda na si fiican buu u fahansanyahay. Oromoda dad aan is ku dhaqan nahay manihin wax inaga dhexea majirto isku dhaqan xita ma nihin iyo xeer toona. oromku dhaqan wuxu u leeyahay dawarsi somaligu waxa wu ka xiishoodu , oromku waxa weye waxay englisku u yaqan fulay ama coward dad hurda bu gawraca.., Jabuuti oromoda soo gala waan tarxiilna had iyo goorale. Kuma nassan karan

Dr Zackovich

Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 06 Jun 2023, 07:18

Somaliman wrote:
05 Jun 2023, 12:57
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Little retard,

You've no substance about you so you question why he's called Zack, or claim that's he's not Muslim!

Brains aren’t everything, but in your case, they’re nothing! If ignorance is bliss, you must be the happiest person on the planet.

i wonder how much of a refund would you expect on your head, since it’s empty?

Trust me, the people who tolerate you with such a serious ignorance on a daily basis are the real heroes!
Blah.... Blah... Blah... Stupid copy paste
Stop crying starved skinny warthog looking subhuman. Focus on the issue rather, Ayte Low IQ AGAME.

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 06 Jun 2023, 07:29

Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:18

Is it by questioning why Zack is called Zack or claiming that he's not Muslim that you're focusing on the topic?

Boy, the topic is about the Eritrean Airforce and not Zack.

I can explain it to you but cannot understand it for you.

Deqi-Arawit
Senior Member
Posts: 13705
Joined: 29 Mar 2009, 11:10
Location: Bujumbura Brundi

Re: Eritrean Airforce

Post by Deqi-Arawit » 06 Jun 2023, 07:42

Somaliman wrote:
04 Jun 2023, 06:30

Donkey Arawit,

You're demeaning camels, yet it's Eritrea that's bragging about them and using them as its national emblem and not Somalia, even though Somalia has more camels than any other country on Earth!
khat addicted Orangutang
Who demeaned Camels here? I just stated the fact that you don't even own a camel, an animal which is common in Somalia. Stop chewing khat, you are having a hallucination and reading something which are not there.

Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 06 Jun 2023, 07:47

Somaliman wrote:
06 Jun 2023, 07:29
Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:18
Somaliman wrote:
05 Jun 2023, 12:57
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Little retard,

You've no substance about you so you question why he's called Zack, or claim that's he's not Muslim!

Brains aren’t everything, but in your case, they’re nothing! If ignorance is bliss, you must be the happiest person on the planet.

i wonder how much of a refund would you expect on your head, since it’s empty?

Trust me, the people who tolerate you with such a serious ignorance on a daily basis are the real heroes!
Blah.... Blah... Blah... Stupid copy paste
Stop crying starved skinny warthog looking subhuman. Focus on the issue rather, Ayte Low IQ AGAME.

Is it by questioning why Zack is called Zack or claiming that he's not Muslim that you're focusing on the topic?

Boy, the topic is about the Eritrean Airforce and not Zack.

I can explain it to you but cannot understand it for you.
Stfu warthog

Neither you nor “Zack” are Somalis and Muslim. Until you two idiots come clean, we will have no healthy discussion. We, the Eritreans hate dishonest folks. Islam doesn't teach dishonesty, lies, taking money to harm others.... What you two sh!t heads do here is outright “Haram”. Do you know what is harm means? I doubt it... Ugums mother fûckrs Muslims killers.

Deqi-Arawit
Senior Member
Posts: 13705
Joined: 29 Mar 2009, 11:10
Location: Bujumbura Brundi

Re: Eritrean Airforce

Post by Deqi-Arawit » 06 Jun 2023, 07:50

Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin
Amiche Qentir.
Do people needs to teach you every thing? I don't want you to be [deleted] slapped by the Orangutang Khat addicted wuriya..hence, let me help you here.

We say Yonas = Muslims say Younis
We say Zackarias = The muslims say Zackariya
We say Yosef or Joseph = The muslims say Yusuf
We say Jacob, or Yacob= The muslims say, Yaqub
We say Yohannes, = The Muslims say Yahya
We say Elias,= the muslims say Elias

Now let me adjourn the class and I hope you have learned one or two things from his eminence! :arrow:

Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 06 Jun 2023, 08:05

:oops:
Deqi-Arawit wrote:
06 Jun 2023, 07:50
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin
Amiche Qentir.
Do people needs to teach you every thing? I don't want you to be [deleted] slapped by the Orangutang Khat addicted wuriya..hence, let me help you here.

We say Yonas = Muslims say Younis
We say Zackarias = The muslims say Zackariya
We say Yosef or Joseph = The muslims say Yusuf
We say Jacob, or Yacob= The muslims say, Yaqub
We say Yohannes, = The Muslims say Yahya
We say Elias,= the muslims say Elias

Now let me adjourn the class and I hope you have learned one or two things from his eminence! :arrow:
Mr. Knoweverything Ajejew cûnt

That is not how the Muslim spell the name. It has no “c”

Hope you learn something

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 06 Jun 2023, 10:06

Fed up learn from ur cousin Deqi arewit he is right about this i doubt as an amiche u have never been in any sort of contact with a Muslim

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 06 Jun 2023, 10:18

Zack wrote:
06 Jun 2023, 03:52
Oroomada waliga iska ilaali wa adoon u shaqeysa amxaarada waligood ba cidda kaliya ku shaqeysata wa amxaarada. qabiilo dhan oo oromo ah ayaa amxaaro sheegta oo wa kuwa addis ababa iy wollo ku nool wa gaali caadi orthodox

Mustage cagjar wuxu kaga duwanyahay kuwi hore wa nin wax bartay oo aqoonyahan ah wa nin jamaacaad ka baxay , itooobiya dhaqankeeda iyo siyasadeeda na si fiican buu u fahansanyahay. Oromoda dad aan is ku dhaqan nahay manihin wax inaga dhexea majirto isku dhaqan xita ma nihin iyo xeer toona. oromku dhaqan wuxu u leeyahay dawarsi somaligu waxa wu ka xiishoodu , oromku waxa weye waxay englisku u yaqan fulay ama coward dad hurda bu gawraca.., Jabuuti oromoda soo gala waan tarxiilna had iyo goorale. Kuma nassan karan

Dr Zackovich

Waxaan la yaabaa Faarax Macalin oo kale, oo ah nin wax bartay oo wax badan og, aanna runtii u arko inuu yahay qof ay Soomaalinimadu ku weyn tahay, haba u ciyaaro (niikiyo) kii uu markaas dan u arkee, misana ku leh Oromadu waaba Soomaali luntay. Oo xittaa ku leh lafta Hadaama ee Oromo (waxaan u maleynayaa malaha waxaa jirta laf Oromo ah oo la yiraahdo Hadaama) waaba laf Raxaweyn; waa lafta Raxaweyn ee Hadama, oo waa qaar Hadama ah oo beri hore ku lumay Itoobiya! Bal ka waran haddi kii wax bartay uu sidaa u hadlayo!

Waa runtaa Somaali iyo Itoobiyaan, qabiilkuu doono ha ka soo jeedo, shuqul isku mala laha. Itoobiyana waa cadowga soo jireen ee Soomaali.

Ta kale, Soomaalidu waxayba u haystaan in Oromadoo idili ay Muslin tahay, lamana socdaan in Oromadu dhul Soomaali sheegato iyo dagaaladii iyo xasuuqii ka dhacay Gaashaamo etc mar dhexdaasa ah. Soomaalidu waa dheg wey aan waxba hubsan.

Post Reply