Ethiopian News, Current Affairs and Opinion Forum
Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 06 Jun 2023, 10:42

Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:47
Somaliman wrote:
06 Jun 2023, 07:29
Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:18
Somaliman wrote:
05 Jun 2023, 12:57
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47
Zack wrote:
05 Jun 2023, 10:34
And what is wrong with that Zack is short of Zackariya

Dr Zackovich
Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Little retard,

You've no substance about you so you question why he's called Zack, or claim that's he's not Muslim!

Brains aren’t everything, but in your case, they’re nothing! If ignorance is bliss, you must be the happiest person on the planet.

i wonder how much of a refund would you expect on your head, since it’s empty?

Trust me, the people who tolerate you with such a serious ignorance on a daily basis are the real heroes!
Blah.... Blah... Blah... Stupid copy paste
Stop crying starved skinny warthog looking subhuman. Focus on the issue rather, Ayte Low IQ AGAME.

Is it by questioning why Zack is called Zack or claiming that he's not Muslim that you're focusing on the topic?

Boy, the topic is about the Eritrean Airforce and not Zack.

I can explain it to you but cannot understand it for you.
Stfu warthog

Neither you nor “Zack” are Somalis and Muslim. Until you two idiots come clean, we will have no healthy discussion. We, the Eritreans hate dishonest folks. Islam doesn't teach dishonesty, lies, taking money to harm others.... What you two sh!t heads do here is outright “Haram”. Do you know what is harm means? I doubt it... Ugums mother fûckrs Muslims killers.

we will have no healthy discussion.
Tarik, Amhara's as.s licker,

You must be in your periodical hallucinations and sleep-wake cycle! Who the fu.ck comes here to have a healthy discussion with an as.shole like you!

Fiyameta
Senior Member
Posts: 12335
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

Re: Eritrean Airforce

Post by Fiyameta » 06 Jun 2023, 10:47

Agame kasta oo geli kara Google Translate wuxuu iska dhigi karaa inuu yahay Soomaali. Waxa ugu xun ee qofku naftiisa ku samayn karo waa inuu naftiisa khiyaaneeyo. :lol: :lol: :lol: :mrgreen:

https://translate.google.com/

Fed_Up
Senior Member+
Posts: 20403
Joined: 15 Apr 2009, 10:50

Re: Eritrean Airforce

Post by Fed_Up » 06 Jun 2023, 12:29

Somaliman wrote:
06 Jun 2023, 10:42
Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:47
Somaliman wrote:
06 Jun 2023, 07:29
Fed_Up wrote:
06 Jun 2023, 07:18
Somaliman wrote:
05 Jun 2023, 12:57
Fed_Up wrote:
05 Jun 2023, 10:47

Nice try, and by the way, no Muslim call their boy “Zack” to the Muslim name “Zakariya.” I highlighted it, and you don't even know how Muslims spell the word (name). My take is you are neither Muslim nor Somali nor a doctor. You are just... Mmm mmm an agameeee who loves and imitates his mastaa’s name :roll: . Stop sweating your skinny arse to mislead higher IQ ERITREANS.

I m just sayin

Little retard,

You've no substance about you so you question why he's called Zack, or claim that's he's not Muslim!

Brains aren’t everything, but in your case, they’re nothing! If ignorance is bliss, you must be the happiest person on the planet.

i wonder how much of a refund would you expect on your head, since it’s empty?

Trust me, the people who tolerate you with such a serious ignorance on a daily basis are the real heroes!
Blah.... Blah... Blah... Stupid copy paste
Stop crying starved skinny warthog looking subhuman. Focus on the issue rather, Ayte Low IQ AGAME.

Is it by questioning why Zack is called Zack or claiming that he's not Muslim that you're focusing on the topic?

Boy, the topic is about the Eritrean Airforce and not Zack.

I can explain it to you but cannot understand it for you.
Stfu warthog

Neither you nor “Zack” are Somalis and Muslim. Until you two idiots come clean, we will have no healthy discussion. We, the Eritreans hate dishonest folks. Islam doesn't teach dishonesty, lies, taking money to harm others.... What you two sh!t heads do here is outright “Haram”. Do you know what is harm means? I doubt it... Ugums mother fûckrs Muslims killers.

we will have no healthy discussion.
Tarik, Amhara's as.s licker,

You must be in your periodical hallucinations and sleep-wake cycle! Who the fu.ck comes here to have a healthy discussion with an as.shole like you!
Warthog Starvin Marvin Agameee,

You are the one who came here and discussed us under the Somali name. As your agameeee arse noticed, we have never discussed anything about Somali. We love and respect Somalia people and they do the same but your low IQ AGAME arse sweating your skinny arse under Somali name so we, the Eritreans to say ill things about Somalis. I have news for you agameman, you won't get that. Period!!
Now go and count how many WFP trucks made it to Chigray.

የችጋራም ዘር

euroland
Member+
Posts: 7818
Joined: 08 Jun 2018, 12:42

Re: Eritrean Airforce

Post by euroland » 06 Jun 2023, 12:38

Nice try agameman
Trying to convince people you are Somali by using google translation :lol: :lol: typical low IQ Agame who suffers inferiority complex against his superiors, the Eritreans.

Wedi Komarit Barista

Somaliman wrote:
05 Jun 2023, 16:05
Zack wrote:
05 Jun 2023, 15:42
Horta somalida wa run oo nacaska ku badan itoobiya sideedaba wa cadawgeena hadana oromodu way ka si xagjiraan sababto ah Dhul somali leedahay bay sheeganayan xabashida sida kale baynu isku hayna siyaad iyo go itaan iyo waxaas laakin oromadu dhulkeenay rabban iskada itoobiya gudeheeda iyo kilinka jamhuuriyadi somalida bay sheeganayan berbera iyo bosaso way sheegenayaan. Marka iyaga wa in laga taxadira laga feejignada .
Anigu waan la yaaba qofka somaliga eeh gaala madowda so dhaweysta wax kushitic la yidha bay kula imanaya oo been ah xita oromadu wadda Muslim maha Marka in muslim nimo lugu so daweye baba qalad ah. Masuuliyinta kilinka imika sidi hore way so dhamaan oo wax bay so Fahmayaan hada

Dr Zackovich

Waa runtaa, oo Oromadu waxay xittaa yiraahdaan Muqdisho waa magac oromo iyo waa dhul Oromo.

Waa runtaa cushitic iyo khuraafaadkaasey kuula imanayaan.

Mustafa Maxamad (Cagjar) wuu dhaamaa 100% ma aha kaliya kuwii ka horeeyey ee kililka, ee xittaa wasakhdan Soomaaliya horboodeysa ilaa iyo dhictaankii dowladdii dhexe, ha noqdaan kuwa Xamar ama kuwa maamul goboleedyada, dhamaantood wuu wda dhaamaa.

Fiyameta
Senior Member
Posts: 12335
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

Re: Eritrean Airforce

Post by Fiyameta » 06 Jun 2023, 13:04

:P :P :P :P

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 06 Jun 2023, 16:35

Somaliman wrote:
06 Jun 2023, 10:18
Zack wrote:
06 Jun 2023, 03:52
Oroomada waliga iska ilaali wa adoon u shaqeysa amxaarada waligood ba cidda kaliya ku shaqeysata wa amxaarada. qabiilo dhan oo oromo ah ayaa amxaaro sheegta oo wa kuwa addis ababa iy wollo ku nool wa gaali caadi orthodox

Mustage cagjar wuxu kaga duwanyahay kuwi hore wa nin wax bartay oo aqoonyahan ah wa nin jamaacaad ka baxay , itooobiya dhaqankeeda iyo siyasadeeda na si fiican buu u fahansanyahay. Oromoda dad aan is ku dhaqan nahay manihin wax inaga dhexea majirto isku dhaqan xita ma nihin iyo xeer toona. oromku dhaqan wuxu u leeyahay dawarsi somaligu waxa wu ka xiishoodu , oromku waxa weye waxay englisku u yaqan fulay ama coward dad hurda bu gawraca.., Jabuuti oromoda soo gala waan tarxiilna had iyo goorale. Kuma nassan karan

Dr Zackovich

Waxaan la yaabaa Faarax Macalin oo kale, oo ah nin wax bartay oo wax badan og, aanna runtii u arko inuu yahay qof ay Soomaalinimadu ku weyn tahay, haba u ciyaaro (niikiyo) kii uu markaas dan u arkee, misana ku leh Oromadu waaba Soomaali luntay. Oo xittaa ku leh lafta Hadaama ee Oromo (waxaan u maleynayaa malaha waxaa jirta laf Oromo ah oo la yiraahdo Hadaama) waaba laf Raxaweyn; waa lafta Raxaweyn ee Hadama, oo waa qaar Hadama ah oo beri hore ku lumay Itoobiya! Bal ka waran haddi kii wax bartay uu sidaa u hadlayo!

Waa runtaa Somaali iyo Itoobiyaan, qabiilkuu doono ha ka soo jeedo, shuqul isku mala laha. Itoobiyana waa cadowga soo jireen ee Soomaali.

Ta kale, Soomaalidu waxayba u haystaan in Oromadoo idili ay Muslin tahay, lamana socdaan in Oromadu dhul Soomaali sheegato iyo dagaaladii iyo xasuuqii ka dhacay Gaashaamo etc mar dhexdaasa ah. Soomaalidu waa dheg wey aan waxba hubsan.

Farax macalin dhibaatada haysata waxa weye cidi yahay ayanu garanayn isagu siyaasi kenya ah ayu waliba marba qof isticmalaya Kenya somalidu call box bay u yaqaanin sidasoo oo ay tahay wuxu jecel yahay bu ku hadla isagoon ka fiirsan wa faisal ali waraabe oo kale . Inkasto isagu somalinimadu ku dheertahay . Hadana waxba qaldan oromada wax la isku so ciyaarsiyo maha. Oromodu wa wax liita anigu qawmiyadaha east Africa iyaga ayaan Aad uga so horjeeda sababto ah itoobiyada la sheego oromoday isticmaasha askar iyo wax walba. Oromada wax dhiig ooo inaga dhexeyo ma jirto farax macalin na wuxu u bahanyahay Caqil celin lixdan jir caqliga yar. Anigu waligay ma arag

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 07 Jun 2023, 07:09

Zack wrote:
06 Jun 2023, 16:35

Sidaad hore u tiriba, nacasyadaa nagu badan. Bal ka waran, Itoobiyadan kuwa badan oo siyaasiyiin iyo madaxweynayaal isku sheegaya ay maanta walaaleysanayaan, Faarax Macalinna leeyahay qaarkood (Oromo) waaba Soomaali, miyaaney aheyn tii aynu shalay la dagaalamaynay oo intaas oo qof ay nagaga dhinteen, oo uu ku jiro abtigay laxmi ah oo markaa ahaa captain hogaaminayey urur artillery, oo qaarkood ay wali curyaan u yahiin oo isbital Xamar ku yaal oon daryeel haboon lahayn u dhex jiifaan, oo qaar u gablameen, qaar kalena u agoomoobeen oo xittaa maanta aan garaneyn sidii uu aabahood u ekaa, oo iyagoo aad u yar amaba weli uur ku jira uu dhacay dagaalkii (1977/78), ileyn wax kaamerooyin waagaa lahaana Soomaaliya way ku yaraayeen, oo uu waddanku u burburay, ileyn Soomaaliya burburkeedu run ahaantii wuxuu bilowday markii laga soo laabtay dagaalkii. Sidoo kale miyaanay ahayn tii aynu dhul isku heysannay oo ilaa iyo maanta aan xal wali laga gaarin, oo intaa xasuuqeysay oo ku tumaneysey Soomaali Galbeed. Miyaaney ahayn tii la wada og yahay tacadiyaddii ay shaley ka geysatay Xamar.

Isku soo boodkan aan laga fiirsaneyn waxaan u arkaa doqonimo iyo maangaabnimo aan u weyn, oo waliba godob lagaga galayo khaasatan kuwii dagaaladii ku nafbeeley, kuwii ku soo curyaamay oo wali maanta isbital ku sheeg u dhex jiifa, kuwii u gablamay, kuwii u agoomoobay oo aan waligood xittaa arag aabahood, iyo kuwii uu guurkoodii ku baaba'ay intaba.

Ma wax baa lagula heshiiyey Itoobiya intaan la isku soo boodin oon la is walaaleysan? Waa maya. Miyaa laga hadlay dhulkii ay Itoobiya naga haysatay oo ay walina naga haysato ee laba dagaal (1964, 1977/78) loo galay? Waa maya.

Waxaan anigu qabaa ugu yaraan in ilaa inta si qaabaysan looga hadlayo dhulka ay Itoobiya naga haysato oo aan wax cad la isku ogaan, dabcanna ay Soomali Galbeerd ay horseed u yihiin, oo aysan Itoobiya ogolaan in reer Soomaali Galbeed ay u madax banaan yihiin inay goortay doonaan ay Soomaaliya ku soo biiri karaan ama goonni isu taagi karaan, oo aan laga hadal tacadiyadii Itoobiya ay geysatay, ha noqdaan kuway u geysatay Soomaali Galbeed ama ay ka geysatay Xamar (na ma qanciso TPLF ayaa geysatay), oo aan la dhayn boogihii, oon la abuurin kalsooni laba geesood ah, in aanay Soomaaliya waxba ku darsan Itoobiya, aan ka ahayn deris wanaag ku wada noolaansho iyadoo la raacayo xeerarka aduunka u yaal.

Waxaan sidoo kale qabaa in xittaa marka intaas la xaliyo aan wali la gaarin isku soo bood, saaxiibtinimmo, iyo waxwadaqabsi, is walaaleysi isagu warkiisa daa, ilaa iyo inta uu wadan walba ka soo dhalaalayo arimihiisa gudaha..

Hadda ka hor ayaan Cabdi Iley ka maqlay markii iigu heoreysay isagoo leh, Faarax Macalin waa callbox. Runtiina wuu u eg yahay markaan dib u jaleeco wxayaabo uu sameeyey.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 07 Jun 2023, 08:55

waxa ugu weyn eeh dhacay kabacdi marki dawladi dhexe somalia burburtay waxa weye siyaasiinti somalida aya noqday raqiis oo noqday qaar raadiya xoogaha shilimaan ah iyo inyaro mansab ah. Ama wax yaala kale oo yara basiid ah.. Ethiopia Somalidi waligeed sii fool ka fool ah ula ma xissaabtamin . xisaabtaasi laakin maalin maalimaha ka mid ah way iman doonta hadi alle yidha..

Horta mar ay timaada ba itoobiya wa lugu kala yaacaya gaala madowda wa dhibaatada ugu weyn eeh hada isku haya waxan la yidha itoobiya .. laakin si walba ha u dhacde goor gooraha u dhow way dhici doonta.

waxba wax bay ka horeyaan marka wa in horta jamhuuriyada la dhiso marka jamhuuriyada la dhiso iitoobiyana way wiiqmaysa itoobiya waxa keliya u babac dhigi kara wa jamhuuriyada somalida. taas oo awood leh oo wax iska celin karta hadi la heli karo..

Mr Farmaajo aya heshiiskan ethiopia ereteria iyo somalia bilaabay back in 2018 marku teg tegeye ethiopia iyo eritrea after that kan hassan na wu sii wada we need inaynu waxan heshiisyada ka takhlusna ooo la joojiya

dr zackovich

Fiyameta
Senior Member
Posts: 12335
Joined: 02 Aug 2018, 22:59

Re: Eritrean Airforce

Post by Fiyameta » 07 Jun 2023, 09:08

The first sign of inferiority complex is the discovery that Google Translate can help mask your agame identity. :mrgreen: :mrgreen:

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 07 Jun 2023, 13:33

Fiyameta wrote:
07 Jun 2023, 09:08

The first sign of inferiority complex is the discovery that Google Translate can help mask your agame identity. :mrgreen: :mrgreen:

Google translate provides a relatively good translation that needs a little bit of tweaking in European languages and even Amharic. But when it comes to very hard languages such as Somali, which I believe is one of the hardest languages on earth, though white people don't say this, as there's no a single white person who speaks Somali fluently, including the Russian professor who has been learning Somali for over 55 years and who even wrote a number of books in Somali.

You may ask how the Russian wrote a number of books in Somali and yet doesn't speak fluently! Because when he speaks, even if he's talking about the weather, he speaks like a literature book and I'm extremely doubtful that he's able to make someone laugh while speaking Somali. Yet this guy used to even broadcast programs in Somali at Radio Moscow in the 70s.

Google translate is lucky if it manages to provide a general rough meaning of a text in Somali.

Zack is very polite and didn't want to embarras Fed-up, aka Tarik, aka Wedi el kelb, aka Pushkin, aka Tog Wajaale, aka Judgement my as.s, etc, posted translated stuff into Somali the other day.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 08 Jun 2023, 16:38

Google translations gets proper Somali sentences grammer wrong I will give u an example write

I want to do something to you. On Google translations
It will give an answer like the following

Waxan doonaya inan wax ku sameeyo
It’s wrong
The proper translation would be
Waxan doonaya Inan wax kugu sameyo

Waxan doonaya inan wax ku sameeyo is wrong

Because that means
I want to do something for you

Which is totally something different just an example

And indeed as Somaliman said somali language is very difficult if it isn’t ur first language it is also a very rich language

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 08 Jun 2023, 17:36

English speakers and others find languages whose nouns have a gender hard to learn.

Latin origin languages, such as French, Italian, Spanish, etc., have two genders, which are masculin and feminine. While Germanic languages, minus English, have three genders, even though some of them use just two genders. German is still using three genders in all cases where applicable and German is considered one of the hardest languages.

For instance, German has three articles in singular - der, die, das, for masculine nouns, feminine nouns, and neutre nouns respectively. And there are very helpful hints out there that are used to figure out which article goes with which noun.

But when it comes to Somali, it has got 7 articles and nothing whatsoever can give you a hint on which article goes with which noun. And this is the least hard aspect with regard to Somali.

Zack
Senior Member
Posts: 16162
Joined: 17 Feb 2013, 08:24

Re: Eritrean Airforce

Post by Zack » 08 Jun 2023, 17:45

indeed well said somaliman couldn’t have said it better

Dr Zackovich

Somaliman
Member
Posts: 4810
Joined: 09 Nov 2007, 20:12
Location: Heaven

Re: Eritrean Airforce

Post by Somaliman » 08 Jun 2023, 18:00

Wow! Dr. Georgi Kapchits has taken his Somali to another level. Amazing! It was ages when I last listened to him.

Post Reply